fariin jacayl baan
faraqa kugu sadaa
fiidkii maseexdo
fajarkiina mahurdo
fagaaro walbonfadhiyana
fir-fir-cooni masameeyo
fajacbay iila noqotay
falaaraha jacaylkaaga
feeraheyga ku fiday
fahmadeeyda oo idil baa
falaaqeynta cishqiga
filim kadaawataa
feeskaaga qurxoon baa
i hor yaala
farxad aan wada qeebsano
            macaaney

kdiin  

 noloshii nafteyda baa
nasiib uyeelatay
naxariis badaneey
neecaawga caanshaqa
nab iga dheh
boogbaa iigu taalo
nusqaan inta aan noqon
nolosheeda ayna halis gaarin
nafkuu weyraxeeso baan ahay
nabsiga ka illaali
nalka nuur badaney
nolosha in aan wadaagno
nolol raaxa leh in aan ku noolaano
nasiib allahayoo nooga dhig
naxariista eebe
nooga dhig  allahayoo 
naga aqbal

dd

kdiin

 middaan daa inkeega
uduloobay darteed

dunidoo idilna
waxa duunyo saaran
doo qeegaa idaba dhigay
jaceel waa dhiwaato
waa sida dhinbil dab ahoo
kaaga dhagaayo wadnaha
 hoowladana  dhaga tiray
howlahana uuna dhaa wacay
waa jacayl waa kan
dhiigeena ku saaqay
xubnaha jirkeega
xubin-xubin udagay
qalbigaan jeclaayoo
guurbaan kaa doonayaa
aan gurano miraha
jaceylka dheeftiisa
    aan helno

kdiin

 qudha & nafteeda
qalbiga & wadnaha

araga & dareenkiyo
qeebaha   jirkoo idil
qaaliyee bal illaqabo
hadii qurux gal gacelkiyo
qiimaha jaceyl iisu qaabillaan
labo maxaad u aragtaa
anna walbahaarka
jaceyl kaaga wadnahayga jiifo
sida ruux waalan baa
haweenkii saqda dhex  kaligeega
wareegaa in taas adan raadis kaaga kujiraa
Ee naf kuu waalan baa ahay
Ee wadka ha igu siideen

kdiin

This free website was made using Yola.

No HTML skills required. Build your website in minutes.

Go to www.yola.com and sign up today!

Make a free website with Yola